HomeWararKenya oo Maraykanka ka codsatay in la taageero sidii looga hortegi lahaa...

Kenya oo Maraykanka ka codsatay in la taageero sidii looga hortegi lahaa Kooxda Daacish.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wargeyska The Daily Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa maanta qoray inay Dowladda Kenya ka codsatay Maraykanka sidii looga hortegi lahaa weerar  ay Kooxda Daacish ka geystaan gudaha Kenya.

Tallabadan ayaa timid, kadib markii ay Sirdoonka heleen Warar Loo-qaateen ah oo sheegaya inay Daacish orsheynayaan weeraro.

Eedeysanaha Koowaad ee lala xiriirinayo Qorshahaasi ayaa ah Madaxa Kooxda Daacish ee Geeska Afrika, C/qaadir Muumin, kaasi oo ay Dowladda Maraykanka Arbacadii la soo dhaafay ku soo rogeen Cunaqabatayn, isla markaana lagu daray Liiska Argagixisada Caalamiga.

Sidoo kale, Dowladda Kenya waxay 4 maalmood ka hor gacanta kuy dhigeen Labo Arday oo baratay Cilmiga Daawada, oo lala xxiriirinayo inay ka tirsan yihiin Kooxda Daacishta Geeska Afrika

Labadaa Arday oo lagu kala magacaabo Maxamed Shukri Yarow iyo C/risaaq C/nuur ayaa la sheegay inay u shaqeynayeen Madaxa Kooxda Daacish ee Somalia, C/qaadir Muumin.

Raggaasi aayaa la sheegay inay qorsheynayeen inay u soo safraan Somalia, si ay ugu biiraan Maleeshiyadda Kooxda Daacish ee saldhigga ku leh Buuraha Galgala ee Puntland.

Bishii October ee sannadkii hore ayey ahayd markii C/qaadir Muumin iyo 20 Maleeshiy oo taageersanaa ka goosteen Alshabaab, kuna ddhawaaqeen inay daacad u yihiin Hoggaamiyaha Daacish, Sheekh Abu Bakar Albaqdaadi.

© Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories