HomeWararRa’iisal Wasaare-ku-xigeenka oo ka qeybgalay qalinjebinta kumanaan arday u badanaa shaqaalaha dowladda.

Ra’iisal Wasaare-ku-xigeenka oo ka qeybgalay qalinjebinta kumanaan arday u badanaa shaqaalaha dowladda.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka qeybgalay qalinjebinta arday gaareysay kumanaan oo ay u badnaayeen shaqaale ka tirsan xafiisyada hey’adaha dowladda. Munaasabadda oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin katirsan dowladda ayaa Ra’iisal Wasaare xigeenka gudoonsiiyay abaalmarino iyo shahaadooyin ardayda kaalimaha hore ka galay waxbarashadooda. Mudane Carteh ayaa sheegay in dalka uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka qeybgalay qalinjebinta arday gaareysay kumanaan oo ay u badnaayeen shaqaale ka tirsan xafiisyada hey’adaha dowladda.

Munaasabadda oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin katirsan dowladda ayaa Ra’iisal Wasaare xigeenka gudoonsiiyay abaalmarino iyo shahaadooyin ardayda kaalimaha hore ka galay waxbarashadooda.

- Advertisement -

Mudane Carteh ayaa sheegay in dalka uu u baahanyahay dhalinyaro ka fiyoow qabyaaladda oo ku xeel-dheer qeybaha kala duwan ee cilmiga.

‘’Dalkeenna waxa dib u dhigay waa jahliga hareeyay dhalinteena ee u horseeday in lagu tilmaamo sifooyinka xun, dalkeenna u ma baahna dhalinyaro jaahiliin ah oo isgu qarxiya hoyooyinkooda ee waxaan u baahanahay dhalinyaradan cilmiga baratay ee ku hanweyn dib u dhiska dalkooda”.

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka ayaa hambalyo u diray dhamaan ardaydii manta qalinjebisay kuna booriyay iney dib u la soo noqdaan astaamihi wanaagsanaa ee lagu yaqiin dhalinyarada Soomaaliya.

- Advertisement -

“Waxaan idiin ku hambalyeeynayaa sanadihi dheeraa aad waxbarashada ku jirteen, waxaan idinku dhiiragelinaya inaad sii wadaan halganka aad ugu jirtaan wanaajinta mustaqbalkiina”

Mudane Maxamed Cumar Carteh oo soo xiray munaasabadda ayaa sheegay in xukuumadda ay masuuliyad isga saareyso shaqo u helida dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka qalinjebiyay Jaamcadaha ku yaalla dalka.

CARTE1

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts