HomeWararHal qof oo ku geeriyooday qarax lagu weeraray Hoyga Wasiir-dowlaha Difaaca.

Hal qof oo ku geeriyooday qarax lagu weeraray Hoyga Wasiir-dowlaha Difaaca.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

  Hal qof oo Rayid ah ayaa ku geeriyooday weerar Bam-gacmeed oo xalay lala beegsdaday Hoyga Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federalka ka deggan yahay Degmadda Xamar-weyne ee magaalladda Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan inay kooxo hubeysan labo bam ku tuureen Hoy oo ay wada deggan yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federalka. […]

- Advertisement -

 

Hal qof oo Rayid ah ayaa ku geeriyooday weerar Bam-gacmeed oo xalay lala beegsdaday Hoyga Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federalka ka deggan yahay Degmadda Xamar-weyne ee magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan inay kooxo hubeysan labo bam ku tuureen Hoy oo ay wada deggan yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federalka.

Qaraxaasi kadib, waxaa la maqlay Rasaas xooggan oo dhex martay Ilaaladda Mas’uuliyiinta iyo Kooxihii soo weeraray.

Iska horimaadkaasi waxa ku dhaawacmay dhowr ka tirsan Ilaaladdajoogtay Hoyga la weeraray.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in la qabtay 4 qof oo lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin Kooxihii  wax soo weeraray.

©Radio Dalsan


Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories