HomeWararDowladda Soomaaliya oo gubtay gargaar ay Masar usoo dirtay Soomaaliya oo halaabay

Dowladda Soomaaliya oo gubtay gargaar ay Masar usoo dirtay Soomaaliya oo halaabay

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.

Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?

Jeexjeexyada maqaarka waa xarriiqo caadi ah oo ka dhalan kara miisaan isbeddel uur, koritaanka jirka ama arrimo hidde-side ah Laakiin maxa sababa, yaase ugu badan mase dhab ahaan waa la daaweyn karaa?

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya, ayaa Dekedda weeyn ee Magaalada Muqdisho, manta kusoo bandhigtay Raashin Macawino ah oo Dowlada Masar ay Soomaaliya ugu Deeqday, dhawaan, kuwaasoo intii ay safarka kusoo jiray uu waqtigoodu uu dhamaaday oo ay noqdeen kuwo halaaba. Wariyaal ka tirsan Radio Dalsan, oo kasoo waramay Degadda Magaaladda Mogadishu, ayaa soo sheegay in muuqaalka raashiinka […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya, ayaa Dekedda weeyn ee Magaalada Muqdisho, manta kusoo bandhigtay Raashin Macawino ah oo Dowlada Masar ay Soomaaliya ugu Deeqday, dhawaan, kuwaasoo intii ay safarka kusoo jiray uu waqtigoodu uu dhamaaday oo ay noqdeen kuwo halaaba.

Wariyaal ka tirsan Radio Dalsan, oo kasoo waramay Degadda Magaaladda Mogadishu, ayaa soo sheegay in muuqaalka raashiinka uu is bedelay.

- Advertisement -

Qiyaas ahaan ilaa todobo kunteenar ayaa ay wasaaradu soo bandhigtay oo ay ku jireen raashiinkaasi halaabay, kuwaasoo baqaarihii ay ku jireen wasaardu sheegtay in aan laga soo saari Karin.

Raashiinka ayaa lasheegay in maanta lagu gubay magaaladda Mogadishu.

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane C/rashiid Xidig oo Warbaahinta kula hadlay Dekedda Muqdisho, ayaa sheegay in raashiinkaasi uu ahaa mid aan wanaagsaneen, ayna sii xoojin doonaan baaritaanada noocaasi oo kale ah.

- Advertisement -

Tan iyo bur-burkii soomaaliya waxaa dalka soo galayay Raashiin halaabay, hasa ahaateen dowladda soomaaliya ayaa ku dadaaleysa in ay hakiso dhibaatooyinkaasi.

 

Latest stories