HomeWararSafiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo warqadihiisa Aqoonsiga usoo bandhigay Wasiirka arimaha dibada...

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo warqadihiisa Aqoonsiga usoo bandhigay Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Safiirka dowladda Mareykanka ee  Soomaaliya Stephen M. Schwartz  ayaa warqadihiisa Magacaabida safiirnimo oo uu ka wado Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama, ku wareejiyay, wasiirka arimaha dibada ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cumar Hadliye, kualan ka dhacay Magaaladda Mogadishu 9 Augusto.

Warqada lagu magacaabay Ambassador Stephen M. Schwartz, ayaa sheegeysa in Ambassador-ka uu yahay wakiilka gaarka ah ee Madaxweynaha dalka Mareykanka Obama ee arimaha Soomaaliya iyo in ay ciwaano uu u yeele kuna hadlo magaca dowladda Mareykanka.

Kulanka Ambassador Stephen M. Schwartz, iyo wasiirka arimaha dibada ee soomaaliya, ay wada yeesheen, ayaa waxaa lagu soo qaaday magaacibada safiirka in ay ka dhigantay 25 sano kadib, adkeynta wada-dhaqanka labada dal.

Sidoo kale intii kulanka lagu guda jiray, ayaa waxaa uu Ambassador-ka uu sheegay in ay sara u-qaadi doonaan, arimaha amniga, dimuqraadiyadda dowladnimada, iyo xeerarka qaanuunka, iyo kobaca dhaqaalaha, sidoo kale waxa uu amaanay hormarka Soomaaliya ay sameeysay sideedii sano ee lasoo dhaafay, waxaana uu ugu baaqay hogamiyaasha soomaalida in ay hormariyaan nolosha dadka soomaaliyeed.

Ambassador-ka ayaa ugu dambeyn sheegay in uu warqadihiisa aqoonsiga uu u gudbin doono Madaxweynaha soomaaliya.

Dowladda Mareykanka, ayaa mudo 25 sano kadib, usoo magacaabay safiir dalka soomaaliya

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories