HomeWararDad lagu dilay, laguna xiray Dibadbaxyo ka dhacay Ethiopia.

Dad lagu dilay, laguna xiray Dibadbaxyo ka dhacay Ethiopia.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ugu yaraan 6 qof ayaa lagu dilay dibadbaxyo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay dalka Ethiopia, halka Tobaneeyo kalena lagu xiray magaalladda Addis Abeba. Ilo-wareedyo ayaa u sheegay Telefishinka Aljazeera in 4 qof lagu dilay Gobalka Gondar ee Waqooyiga Ethiopia, iyadoo 2 kalena lagu dilay Jimcihii lagu dilay isla Deegaanka oo 700 KM […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 6 qof ayaa lagu dilay dibadbaxyo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay dalka Ethiopia, halka Tobaneeyo kalena lagu xiray magaalladda Addis Abeba.

Ilo-wareedyo ayaa u sheegay Telefishinka Aljazeera in 4 qof lagu dilay Gobalka Gondar ee Waqooyiga Ethiopia, iyadoo 2 kalena lagu dilay Jimcihii lagu dilay isla Deegaanka oo 700 KM dhanka Waqooyi kaga toosan Addis Abeba.

- Advertisement -

Maamulayaasha Ethiopia weli ma xaqiijinin tirada dadka Amxaarada ee lagu dilay Gondar.

Dhinaca kale, Ugu yaraan 500 oo qof oo ka soo jeeda Qowmiyadda Oromo ayaa dibadbax ka dhigay Fagaaraha weyn ee Meskel oo ku yaalla magaalladda Addis Abeba, iyagoo watay Boorar ay ku qoran yihiin “Waxaan doonaynaa Xorriyadeenna iyo Ha la sii daayo Maxaabiista u xiran Siyaasadda”

Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Haile Mariam Dessalegn ayaa Jimcihii mamnuucay Dibadbaxyadda, isagoo dhrrgsy inay Khatar ku yihiin Midnimadda Qaranka Ethiopia.

- Advertisement -

Xigasho: Aljazeera

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories