HomeWararMaxkamad ku taalla Britain oo xukun ku riday Soomaali ka ganacsan jirtey...

Maxkamad ku taalla Britain oo xukun ku riday Soomaali ka ganacsan jirtey Daroogada.

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Saddex nin oo Somali ah ayaa la soo taagay Maxkamadda Worcester Crown Court ee dalka Britain, kuwaasi oo lagu soo oogay inay ka tirsan yihiin Kooxaha Gangestarada ee ka ganacsada Daroogada.

Maxkamadda waxay Eedeysane Kamaal Liibaan oo deggan magaalladda Leicester  ku xukuntay Xabsi saddex sanno iyo afar bilood.

Sidoo kale, Eedeysanayaasha C/mahad Caddow iyo C/raxiim Saciid ku xukuntay midkiiba Xabsi afar sanno ah.

Dhinaca kale, Boliska ayaa sheegay in Eedeysanayaasha la xukumay lagu soo qabtay Hawlgal ay Boliska bishii April 7-dii ee sannadkan ku galeen labo guri oo ku yaalla Ronkswood, halkaasi oo lagu soo xiray 7 qof.

Hawlgalkaasi oo  ay fuliyeen 18 Saraakiil Bolis ah waxay soo heleen Daroogadda Cocaine iyo lacag dhan 2,000 oo Geniga Istarliinka ee Britain ( £2,000).

Crack cocaine and £2,000 in cash was seized during the warrants which earned high praise from residents in the block of flats where the dealing was happeningIn total 18 officers were involved in the warrants which were part of Operation Lyra

Speaking after the case, Detective Inspector Stu Murphy, of Proactive CID at West Mercia Police, said: 'We're happy with the sentences and the defendants offered early guilty pleas to the charges'

The gang were caught following raids at two houses in Ronkswood, Worcester which saw a total of seven people arrestedAbdirahim Said being arrested by police, pictured. On Tuesday the gang were jailed for a total of 11 years at Worcester Crown Court after they admitted conspiracy to supply crack cocaine

A fourth dealer who was a youth at the time of the raids will be sentenced on Thursday

Police arresting a member of the gang

The gang were caught following raids at two houses in Ronkswood, Worcester which saw a total of seven people arrested

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories