HomeWararMadaxweynaha oo si rasmi ah u furay shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha oo si rasmi ah u furay shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Muqdisho, 03, Aug July 2016 (Villa Somalia) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaaladda Muqdisho shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Shirkan Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa ajandeyaasha looga hadli doono waxaa ka mid ah, Go’aan ka gaarida doorashooyinka 2016, Howlgelinta guddiyadda doorashooyinka 2016, Amniga guud ee qaranka Soomaaliya iyo arrimo kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay furitaanka shirka madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa sheegay in tallada Soomaalida ay ku jiro gacmaha Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa uga mahad-celiyey Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada sida ay uga go’an tahay in dadka iyo dalkaba ay horray u soocdaan.

Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya , mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in gabagabada shirkan Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ka soo bixi doonaan go’aanadii lagu hergelin lahaa doorashadda 2016.

—Dhammaad–
Shador Haji
Agaasimaha Warfaafinta
Madaxtooyada Soomaaliya
E-mail: shadorhaji@presidency.gov.so
www.villasomalia.gov.so

IB0A2472
IB0A2494
IB0A2488
IB0A2483
IB0A2480
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories