HomeWararMuqdisho oo malintii labaad laga Ciidayo iyo Dalsan oo dhageystayasheda ladabaal-dageysa

Muqdisho oo malintii labaad laga Ciidayo iyo Dalsan oo dhageystayasheda ladabaal-dageysa

Date:

Related stories

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta labaad ee ciidul fitri ayaa wali waxaa soconaya dabaal dega maal maha ciidda. Goobaha damaashaadka aadka looga dareemayo maalinta labaad ee ciidda waxaa kamid ah taaladda Daljirka dahsoon, xeebta liido, beerta xurityadda iyo goobo kale. Sidoo kale dhageystayaasha radio dalsan ayaa maalinta labaad ee ciida waxaa ay farxad […]

- Advertisement -

Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta labaad ee ciidul fitri ayaa wali waxaa soconaya dabaal dega maal maha ciidda.

Goobaha damaashaadka aadka looga dareemayo maalinta labaad ee ciidda waxaa kamid ah taaladda Daljirka dahsoon, xeebta liido, beerta xurityadda iyo goobo kale.

- Advertisement -

Sidoo kale dhageystayaasha radio dalsan ayaa maalinta labaad ee ciida waxaa ay farxad la wadaageen maamulka iyo shaqaalaha idaacadda iyaga oo soo booqday radio dalsan xarunteeda dhexe ee magaaladda muqdisho.

Dadkii soo booqday xarunta ayaa la gudoonsiiyay abaal marino qaali ah oo uu maamulka idaacadda ugu talagay in maalinta labaad ay kula damaashaadaan asxaabtooda.

 

Latest stories