HomeWararCiidamada Booliska Oo Masjid Ku Yaalla Muqdisho Gudihiisa Hub Ka Dhex Helay+Sawirro

Ciidamada Booliska Oo Masjid Ku Yaalla Muqdisho Gudihiisa Hub Ka Dhex Helay+Sawirro

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa Howlgal ay maanta ka sameeyeen Masjid ku yaala degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ku soo qabtay Huba lagu dhex qariyay Masjidka iyo labo qof oo arriintaasi ku lug yeeshay. Taliyaha Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Yaaqshiid Gaashanle Dhexe Maxamed Yuusuf Nuur, ayaa sheegay in hubka lagu dhex qariyay Minaaradda Masjidka, ayna […]

- Advertisement -

Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa Howlgal ay maanta ka sameeyeen Masjid ku yaala degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ku soo qabtay Huba lagu dhex qariyay Masjidka iyo labo qof oo arriintaasi ku lug yeeshay.

Taliyaha Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Yaaqshiid Gaashanle Dhexe Maxamed Yuusuf Nuur, ayaa sheegay in hubka lagu dhex qariyay Minaaradda Masjidka, ayna ku soo wargaliyeen Booliska dadweynaha ku nool Xaafadda.

- Advertisement -

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir Gashale Sare Bishaar Abshir Geeddi, ayaa sheegay in Hubkaasi uu ahaa mid qeyb ka ah Dilalka iyo amni darada ka dhacda magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Talistka Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay in ay sii wadayaan howgalladda noocaan oo kale oo laga sameynayo meelaha ay ciidanka ay ka shakiyaan.

Dadka deegaanka ayaa sidoo kale waxaa ay Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ay ka dalabadeen in ay la sheeqeeyaan si ammaanga guud ahaa gobolka banaadir loo adkeeyo.

- Advertisement -

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xoojiyay Howlgalka lagu sugayo amaanka magaalada Muqdisho, si looga hortago isku day kasta oo ka imaan kara Al-shabaab.

13625325_10205291399524718_716564137_n.png 13607859_10205291400804750_186349167_n.png-1 13608145_10205291403644821_1396110936_n.png 13608160_10205291406324888_455469234_n.png 13618177_10205291404244836_301829887_n.png 13624719_10205291397644671_1454023248_n 13625115_10205291395444616_1384485410_n 13625288_10205291408964954_1470237300_n

Latest stories