HomeWararDhageyso: Qarax khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Wadajir

Dhageyso: Qarax khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Wadajir

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.

Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?

Jeexjeexyada maqaarka waa xarriiqo caadi ah oo ka dhalan kara miisaan isbeddel uur, koritaanka jirka ama arrimo hidde-side ah Laakiin maxa sababa, yaase ugu badan mase dhab ahaan waa la daaweyn karaa?

Qaraxa oo ahaa nuuciisa Bam gacmeed ayaa lagu weeraray gaari ciidan oo marayay suuqa bacadlaha degmadda wadajir ee gobolka Banaadir, sida uu radio dalsan u sheegay qof goob jooge ah. qaraxa ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen ilaa afar qof oo ahaa dad shacab ah. Ciidamadda dowladda ee qaraxa lala damacsanaa ayaa rasaas […]

- Advertisement -

Qaraxa oo ahaa nuuciisa Bam gacmeed ayaa lagu weeraray gaari ciidan oo marayay suuqa bacadlaha degmadda wadajir ee gobolka Banaadir, sida uu radio dalsan u sheegay qof goob jooge ah.

qaraxa ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen ilaa afar qof oo ahaa dad shacab ah.

- Advertisement -

Ciidamadda dowladda ee qaraxa lala damacsanaa ayaa rasaas xoogan riday inkastoo aysan geysan wax qasaare ah.

Dadkii bam gacmeedka tuuray ayaa goobta isaga baxsaday.

Latest stories