HomeWararDEG DEG Alshabab oo Galcad ku dilay 2 sarkaal oo Shirkada isgaarsiinta...

DEG DEG Alshabab oo Galcad ku dilay 2 sarkaal oo Shirkada isgaarsiinta Hormuud ka tirsanaa

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Galcad ee G/Galguduud ayat sheegaya in ka bixitaankii ciidamada dawladda iyo kuwa Ethiopia  kadi deegska Galcad ay Shababka qabsadeen halkaas , waxaana ay bireeyeen oo ay mindi ku dileen wakiilki shirkada Hormuud ee deegaanka iyo shaqaale kale.

 Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey dilka ragaas la shaqeynayey Hormuz , waxaana sababta lagu sheegay in maalmihi ay magaala joogeen Itoobiyaabka iyo ciidamada soomaalida iney ka iibiyeen telefoono oo ay la macaamileen.
Ka bixitaanka ciidamada ee deegaanka aya la ogeyn sababta waxeyse keentay cabsi dadka deegaanka ah oo qaarkood ganacsato u badan xilici ay ciidamada joogeen ka iibsan jiray alaabaha.
Ma jiro war ka soo baxay Hormuud oo ku aadan arintaas.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories