HomeWararWasiirka Cusub Ee Wasaaradda Caafimaadka oo Xilka la wareegay (Sawirro)

Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Caafimaadka oo Xilka la wareegay (Sawirro)

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xaflad xilwareejin ah oo maanta ka dhacday xafiiska R/wasaaraha Xukuumada Federaalka soomaaliya ayaa waxaa xilka la wareegay wasiirka cusub ee Wasaarada caafimadka Mudane Maxamed Xaaji C/nuur. Xafladka xilwareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka wasaarada Cadaalada ahna ku Simaha R/wasaaraha iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta wasaarada caafimadka. Wasiirka Cadaaladda ahna kusimaha R/wasaaraha Mudane […]

- Advertisement -

Xaflad xilwareejin ah oo maanta ka dhacday xafiiska R/wasaaraha Xukuumada Federaalka soomaaliya ayaa waxaa xilka la wareegay wasiirka cusub ee Wasaarada caafimadka Mudane Maxamed Xaaji C/nuur.

Xafladka xilwareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka wasaarada Cadaalada ahna ku Simaha R/wasaaraha iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta wasaarada caafimadka.

- Advertisement -

Wasiirka Cadaaladda ahna kusimaha R/wasaaraha Mudane C/laahi Axmed Jaamac Ilka jiir oo kulanka xilwareejinta ka hadlay, ayaa bogaadiyay howshii Qaranka Soomaaliyeed ay u soo qabatay Marwo Xaawa Xasan Maxamed, isagoo sidoo kalana Wasiirka Cusub ee Xilka la wareegay kula dar-daarmay wasiirka cusub ee xilka la wareegay in uu guto shaqadiisa si ay ku jirto daacadnimo iyo hufnaan,waxaana jiri doonta isla xisaabtan dhab ah sidaas waxaa yiri Mudane ilka jiir.

Ugu danbeyntii mudane ilka jiir waxuu u mahad celiyay wasiirkii hore ee Caafimadka Marwo Xaawo Xasan Maxamed asigoo ku amaanay waqtigii ay shaqada haysay in ay ka soo dhalaashay waajibadkii saarnaa,waxa uuna ka codsaday Marwo Xaawo in ay la shaqeyso wasaarada caafimadka.

cafimad1

- Advertisement -

cafimad2

cafimad3

cafimad5

cafimad6

Latest stories