HomeWararHuman Rihgts Watch Oo Kenya Ku Eedeysay Ku Xadgudubka Xuquuqda Maxaabiista Afrikaanka...

Human Rihgts Watch Oo Kenya Ku Eedeysay Ku Xadgudubka Xuquuqda Maxaabiista Afrikaanka Oo Soomaali Ay Kujiraan

Date:

Related stories

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Warbixin Oo Ay Soo Saartay Hay’adda Caalamiga Ah Ee U Dooda Xuquuqda Aadanaha Ee Human Rihgts Watch Ayaa Waxaa Lagu Eedeeyey Dawlada Kenya In Ay Si Joogta Ugu Xadgudubto Xuquuqda Maxaabiista U Xir Xiran Oo U Badan Dhalinyaro Afrikaan Ah Oo Soomaali Ay Kujiraan, Waxaana Human Rights Watch Ay Sheegtay In Maxaabiista Xabsiyada Kenya Ku […]

- Advertisement -

Warbixin Oo Ay Soo Saartay Hay’adda Caalamiga Ah Ee U Dooda Xuquuqda Aadanaha Ee Human Rihgts Watch Ayaa Waxaa Lagu Eedeeyey Dawlada Kenya In Ay Si Joogta Ugu Xadgudubto Xuquuqda Maxaabiista U Xir Xiran Oo U Badan Dhalinyaro Afrikaan Ah Oo Soomaali Ay Kujiraan, Waxaana Human Rights Watch Ay Sheegtay In Maxaabiista Xabsiyada Kenya Ku Xir Xiran Aysan Helin Xuquuqdii Ay Lahaayeen.

Human Rights Watch Waxa Ay Sheegtay In Maxaabiista Qaar Ee Ku Xiran Xabsiyada Dalka Kenya Ay Xabsiyada Kujiraan Waqti Dheer Iyagoo Wali Aan lasoo Taagin Maxkamad, Waxaana Human Rights Watch Ay Ugu Baaqday Mas’uuliyiinta Kenya In Ay Ilaaliyaan Xuquuqda Maxaabiista U Xir Xiran.

- Advertisement -

Xabsiyada Dalka Kenya Ayaa Waxaa Ku Xir Xiran Maxaabiis Kasoo Kala Jeeda Dalalka Itoobiya, Eleteria Iyo Soomaaliya, Waxaana Intooda Badan Lo Heystaa Dambiyo Burcad Badeednimo.

Source: UNI NEWS.

Latest stories