HomeWararBooliska Ingiriiska Oo Mar Kale Beeniyay In Samantha Lewthwaite a Ay Ku...

Booliska Ingiriiska Oo Mar Kale Beeniyay In Samantha Lewthwaite a Ay Ku Sugan Tahay Dalkaasi

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Afahayeenad U Hadashay Booliska Dawlada Ingiriiska Ayaa Sheegtay In Aysan Dalkeeda Ku Sugneyn Samantha Lewthwaite Oo Ah Haweyney British Ah Taasi Oo Xiriir La Leh Xarakada Al-Shabaab, Waxaana Ay Afahayeenada Ay Beenisay In Haweyneyda Lagu Naaneeso “Carmalada Cad” In Dhawaan Lagu Arkay Dalkaasi.

Afahayeenada U Hadashay Ciidamada Booliska Dowladda Ingiriiska Waxa Ay Sheegtay In Baaritaano Ay Sameeyeen Ka Dib  In Ay Ku Ogaadeen In Haweyney U Ek Mrs Samanthe Lewthwaite oo Lagu Arkay Dalkaasi In Aysan Aheyd Haweyneyda  Rasmiga Ah Ee Xiriirka La Leh Al-Shabaab, Waxaana Ay Xustay In Carmalada Cad Aysan Kireysan Hotel Ku Yaala Magaalada Darlington Ee Dalka Ingiriiska.

Booliska Caalamiga Ah Ee Interpol Iyo Hay’adda Sirdoonka Dalka Ingiriiska Ayaa Wali Raadinaya Samantha Lewthwaite Oo La Aaminsan Yahay In Ay Ka Qeyb Qaadatay Weerarkii Wast Gate Moll Ee Kenya Ka Dhacay Bishii September Ee Sanadkii 2013Kii, Sidoo Kale Carmalada Cad Waxa Ay Ka Qeyb Qaadatay Weeraro Ka Dhacay Gudaha Dalka Soomaaliya Sida Ay Sheegeen Sirdoonka Dalka Ingiriiska.

Sargaal Ka Tirsan Sirdoonka Soomaaliya Ayaa Horay U Sheegay In Haweyneyda Lagu Naaneeso Carmalada Cad Ay Tahay Gacanta Midig Ee Hogaamiyaha Dhinaca Holwgalada Al-Shabaab Axmed Cumar.

Samanthe Lewthwaite Iyo Ninkeedii Germain Lindsay Ayaa Wada Qaatay Diinta Islaamka Ka Hor Inta Uusan Ninkeeda Isku Qarxin Sanadkii 2005tii Boosteejada Tareenada Magaalada London, Waxaana Haweyneyda  32 Jirka Ah Ay Leedahay Afar Carruur Waxayna Al-Shabaab U Qaabilsan Tahay Tababarada Haweynka Sida Ay Sheegeen Sirdoonka Ingiriiska.

Source:  Daily Mail.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories