HomeCiyaarahaMacalinkii Xulka England Oo Shaqada Iskaga Tagay

Macalinkii Xulka England Oo Shaqada Iskaga Tagay

Date:

Related stories

Atlético Madrid oo isha ku haysa Jack Grealish

Atlético Madrid ayaa danaynaysa Jack Grealish, iyadoo mustaqbalkiisa Manchester City uu mugdi ku yahay.

Arsenal oo dardargelinaysa baacsiga Vinícius Júnior

Arsenal ayaa dardargelinaysa qorshaha lagu doonayo in lagu soo xero geliyo Vinícius Júnior, iyadoo Arteta uu balan qaaday inuu noqon doono tiirka kooxda.

Bruno Guimarães Oo Qarka U Saaran Arsenal

Bruno Guimarães ayaa qarka u saaran inuu Arsenal ku soo biiro kadib markii Newcastle ay aqbashay bixitaankiisa.

Real Madrid oo xiriir rasmi ah la furtay Manchester City si ay ula saxiixato Rodri

Real Madrid ayaa xiriir rasmi ah la furtay Manchester City si ay ula saxiixato Rodri. Heshiis shaqsiyeed ayaa la sheegay in la gaaray,

Tababaraha kooxda England Roy Hodgson ayaa xalay iscasilay kaddib markii looga adkaaday 2-1, waxayna la ciyaareen Iceland. England ayaa sidaasi uga baxday tartamada Euro 2016ka. Macallinka oo 68-sano jir ah waxa uu xilka la wareegay afar sano ka hor, wuxuuna badalay Fabio Capello oo Taliyaaniga u dhashay. Mudadii uu xilkaasi yahayna waxa uu guuleystay 11 […]

- Advertisement -

Tababaraha kooxda England Roy Hodgson ayaa xalay iscasilay kaddib markii looga adkaaday 2-1, waxayna la ciyaareen Iceland.

England ayaa sidaasi uga baxday tartamada Euro 2016ka.

- Advertisement -

Macallinka oo 68-sano jir ah waxa uu xilka la wareegay afar sano ka hor, wuxuuna badalay Fabio Capello oo Taliyaaniga u dhashay.

Mudadii uu xilkaasi yahayna waxa uu guuleystay 11 ciyaarood oo kamid ah tartamada caalamiga ah.

Iceland – waa mid kamid ah kooxaha ugu hooseeya ee Yurub. Shacabkeedana waxaa lagu qiyaasaa 330,000.

- Advertisement -

Hodgson ayaa sheegay in la joogo xilli tababare cusub loo qoro xulka qaranka ee England.

Waa markii ugu horeysay Oo Xulka Iceland Ay Engaln Ka Reebaan Tartan Caalami Ah Waxaana Xalay Looga Badiyey 2-1.

Latest stories