HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo ku laabtay Cadaado+Sawirro

Madaxweynaha Galmudug oo ku laabtay Cadaado+Sawirro

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wafdi balaaran oo uu hogaaminanaayo madaxweynaha maamulka galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku laabtay Magaaladda Cadaado ee xarunta ku meel gaarka maamulkaasi. C/kariin Xuseen Guuleed iyo wafdigiisa waxaa magaaladda kusoo dhaweeyay madaxweyne kuxigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi iyo qaar kamid Golaha wasiirada ,Xildhibaanada iyo qeybaha bulshada Galmudug. Madaxweyne guuleed ayaa sheegay in go’aan wax ku ool […]

- Advertisement -

Wafdi balaaran oo uu hogaaminanaayo madaxweynaha maamulka galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku laabtay Magaaladda Cadaado ee xarunta ku meel gaarka maamulkaasi.

C/kariin Xuseen Guuleed iyo wafdigiisa waxaa magaaladda kusoo dhaweeyay madaxweyne kuxigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi iyo qaar kamid Golaha wasiirada ,Xildhibaanada iyo qeybaha bulshada Galmudug.

- Advertisement -

Madaxweyne guuleed ayaa sheegay in go’aan wax ku ool ah uu kasoo baxay shirkii madasha wadatashiga qaran ee mudada seddaxda cisho ka socday Baydhabo.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa tilmaamay in ay diyaar u yihiin dhaqan galinta waxyaabihii kasoo baxay shirkaasi oo ay ka mid yihiin arimaha doorashooyinka sanadka 2016-ka.

g1 g2 g3 g4

Latest stories