HomeWararFaahfaahin: Inkabadan 10-qof oo ku geeriyootay weerarkii Naasa Hablood 1

Faahfaahin: Inkabadan 10-qof oo ku geeriyootay weerarkii Naasa Hablood 1

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

kadib qarax iyo weerar xoogan oo ay galabta dagaalamayaasha Al shabaab ay ku qaadeen hotel-ka naasa hablood 1 ayaa la warinayaa in ay waxyeelo kasoo gaartay dad aad u badan. Inta la xaqiijiyay ilaa hadda waxaa weerarkaasi ku geeriyootay 10-qof tiro intaasi kabadana waa ay ku dhaawacmeen. ciidamadda amaanka ayaa gudaha hotel-ka u galay iyaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

kadib qarax iyo weerar xoogan oo ay galabta dagaalamayaasha Al shabaab ay ku qaadeen hotel-ka naasa hablood 1 ayaa la warinayaa in ay waxyeelo kasoo gaartay dad aad u badan.

Inta la xaqiijiyay ilaa hadda waxaa weerarkaasi ku geeriyootay 10-qof tiro intaasi kabadana waa ay ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

ciidamadda amaanka ayaa gudaha hotel-ka u galay iyaga oo halkaasi kula dagaalamay afar ruux oo la sheegay in hotel-ka ay ka dhex dagaalamayeen.

Dadka dhintay waxaa kamida labo dhaqtar oo magacyadooda lagu kala sheegay Dr Ducaale Aadan Shahiid, iyo ayaanle Maxamed Aadan oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed, oo xiligaas tababar Caafimaad ku bixinayay gudaha Hotelka.

Weerarka hotel Naasa hablood ayaa waxaa uu kusoo beegmayaa iyada oo xalay magaaladda ay kusoo dhaceen tiro hoobiyayaal ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts