HomeWararDhageyso: Siyaasiga Daahir Shidane oo waxqabad la'aan ku dhaliiyay Maamulka Galmudug

Dhageyso: Siyaasiga Daahir Shidane oo waxqabad la’aan ku dhaliiyay Maamulka Galmudug

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

iyadoo degmada cadaado ee xarunta kmg ah ee maamulka galmudug ay kamid tahay goobaha madasha wadatashiga qaran ay u asteysay in lagu qabto shirarka lagu soo xulayo xubnaha labada aqal ee soomaaliya sanadkan 2016-ka ayaa waxaa soobaxaysa mucaaradad iyo dhaliilo maamulka madaxweyne cabdikariin guuleed uga imaanaya qaarkamid ah xubnaha baarlamankiisa iyo siyaasiyiin magac kuleh galmudug […]

- Advertisement -

iyadoo degmada cadaado ee xarunta kmg ah ee maamulka galmudug ay kamid tahay goobaha madasha wadatashiga qaran ay u asteysay in lagu qabto shirarka lagu soo xulayo xubnaha labada aqal ee soomaaliya sanadkan 2016-ka ayaa waxaa soobaxaysa mucaaradad iyo dhaliilo maamulka madaxweyne cabdikariin guuleed uga imaanaya qaarkamid ah xubnaha baarlamankiisa iyo siyaasiyiin magac kuleh galmudug

Abwaan Daahir Shidane Cabdi oo kamid ah siyasiyiinta saameynta kuleh degmada Cadaado sanadkii 2015-kiina isu soo taagay xilka madaxtinimada galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Radio dalsan ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo dhinacyada amniga siyaasadda iyo dhaqaalaha galmudug ku saabsan.

- Advertisement -

Daahir Shidane ayaa aad uu dhaliilay maamulka hada degaanadaasi kumagacaaban ee fadhigiisu yahay degmada Cadaado.

Dhageyso Wareysiga Daahir Shidane oo dhameystiran:

 

Latest stories