HomeWararDEG DEG: Qaraxyo iyo Rasaas fool ka fool ah oo ka soconeya...

DEG DEG: Qaraxyo iyo Rasaas fool ka fool ah oo ka soconeya Hotel-ka Naasa Hablood

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Qaraxyo iyo rasaas fool ka fool ah ayaa waxaa ay ka socdaan gudaha hotel-ka Naasa Hablood 1 ee magaalada muqdisho. lama oga qasaaraha dhabta ah balse waxaa la xaqiijiyay in rag hubeysan ay ku jiraan gudaha hotelka. Ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ayaa goobta gaaray. Hotel-ka Naasa Hablood ayaa waxaa la sheegayaa in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxyo iyo rasaas fool ka fool ah ayaa waxaa ay ka socdaan gudaha hotel-ka Naasa Hablood 1 ee magaalada muqdisho.

lama oga qasaaraha dhabta ah balse waxaa la xaqiijiyay in rag hubeysan ay ku jiraan gudaha hotelka.

- Advertisement -

Ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ayaa goobta gaaray.

Hotel-ka Naasa Hablood ayaa waxaa la sheegayaa in ay degan yihiin masuuliyiin ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya.

Faahfaahinta Halkan ayaa kala socon doontaan Insha Allah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts