HomeWararDhegeyso: Qof Mudacyada kabaha lagu tolo ku dilay qof kale oo gacanta...

Dhegeyso: Qof Mudacyada kabaha lagu tolo ku dilay qof kale oo gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Nin qof rayid ah ku kudilay deegaanka garasbaaleey ee duleedka Magaaladda Mogadishu, ayaa waxaa ay maamulka deegaankaasi ay shegeen in ay gacanta kusoo dhigeen. Qofka geeryooday ayaa la sheegay in dhaawac ahaan looga qaaday goobta balse markii dame uu u geeryooday dhaawicii kasoo gaaray weerarka. Gudoomiyaha deegaanka garasbaaleey Cabdiraxmaan garyare, ayaa sheegay in Ninka weerarka […]

- Advertisement -

Nin qof rayid ah ku kudilay deegaanka garasbaaleey ee duleedka Magaaladda Mogadishu, ayaa waxaa ay maamulka deegaankaasi ay shegeen in ay gacanta kusoo dhigeen.

Qofka geeryooday ayaa la sheegay in dhaawac ahaan looga qaaday goobta balse markii dame uu u geeryooday dhaawicii kasoo gaaray weerarka.

- Advertisement -

Gudoomiyaha deegaanka garasbaaleey Cabdiraxmaan garyare, ayaa sheegay in Ninka weerarka geystay uu adeegsaday mudaca kabaha lagu tolo, waxaana uu intaasi uu kusii daray in marxuumka geeryooday ay dhoor-jeer wadnaha ay kaga dheceen mudacyada.

Sidoo kale Cabdiraxmaan garyare, ayaa intaasi ku daray in qofkii dilkaasi geystay uu hadda ku xiranyahay xaruunta dambi baarista ee Magaaladda Mogadishu.

Halkaan ka dhegeyso Gudoomiyaha Deegaanka Garasbaaleey

Latest stories