HomeWararXubo ka tirsan IGAD oo magaaladda Badweyne u tagay fudenta dhimaha maamul...

Xubo ka tirsan IGAD oo magaaladda Badweyne u tagay fudenta dhimaha maamul goboleedka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Wafdi uu hogaaminaayo wakiilka Urur Goboleedka IGAD, Maxamed Cabdi Afeey ayaa gaaray magaaladda Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan, si ay u fudenta dhimaha maamul goboleedka Hiiraan iyo Sh/Dhexe. Xubanha IGAD, waxaa wehlinayay saraakiil ka socday wasaaradda arimaha dibada ee dalka Itoopiya, waxaana shalay ay kulamo ay la qaateen, Ugaas Hassan, iyo hogaamiyaasha dhaqanka magaaladda, waxaana […]

- Advertisement -

Wafdi uu hogaaminaayo wakiilka Urur Goboleedka IGAD, Maxamed Cabdi Afeey ayaa gaaray magaaladda Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan, si ay u fudenta dhimaha maamul goboleedka Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Xubanha IGAD, waxaa wehlinayay saraakiil ka socday wasaaradda arimaha dibada ee dalka Itoopiya, waxaana shalay ay kulamo ay la qaateen, Ugaas Hassan, iyo hogaamiyaasha dhaqanka magaaladda, waxaana ay kala hadleen arimaha fududeyn karo, dhimaha maamul goboleedka Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

- Advertisement -

wakiilka Urur Goboleedka IGAD, Maxamed Cabdi Afeey, ayaa sheegay in ay rajo wanaagsan ka qabaan, in uu dar-dar galo shirka maamulka loogu sameynayo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Ugaas Hassan, oo kulanka kadib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in waxyaabo badan ay ka wada hadleen, waxaana uu sheegay in ay isla garteen waxbadan.

Dowlada Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirta sameysanka maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, inkastoo hadda uu hakad ku jiro.

Latest stories