HomeWararXubo ka tirsan Baarlamaaka kenya oo wax aan la aqbali kaarin ku...

Xubo ka tirsan Baarlamaaka kenya oo wax aan la aqbali kaarin ku tilmaamay duqeyn ay kenya ku dishay dad rayid ah

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maxamed Macalin Maxamud, oo kamid ah Baarlamaanka dalka kenya oo kazoo jeeda Magaaladda Mandheere ee waqooyi bari dalkaasi kenya ayaa aad u cambaareeyay duqeyn ay diyaaradaha kenya ay ku dileen dad raiyd ah oo carruur u badan. “ waxaan si adag u cambaareynayaa dareen la’aantii lagu laayay dad raid oo carruur ah oo ku noolaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Macalin Maxamud, oo kamid ah Baarlamaanka dalka kenya oo kazoo jeeda Magaaladda Mandheere ee waqooyi bari dalkaasi kenya ayaa aad u cambaareeyay duqeyn ay diyaaradaha kenya ay ku dileen dad raiyd ah oo carruur u badan.

“ waxaan si adag u cambaareynayaa dareen la’aantii lagu laayay dad raid oo carruur ah oo ku noolaa deegaanka Elram, tani gabi ahaan waa wax aan la aqbali kaarin, ciidanka KDF-ta dalka kenya waa in ay qaataan mas’uuliya” sidaasi waxaa bartiisa Twitter-ka kusoo qoray Xildhibaan Maxamed Macalin Maxamud, oo laga soo doorta Magaaladda Mandheere ee waqooyi bari dalka kenya.

- Advertisement -

Ugu yaraan 4 carruur ah oo ay da’dooda u dhaxeyso 3-5 jir ayaa ku dhimatay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Kenya ka geystay deegaanka Celram oo ku dhaw degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo.

Gudoomiyaha Mandheera Cali Roba ayaa xaqiijiyay in diyaaradaha Kenya ay dilen 4 carruur ah.

Ila wareedyo ayaa sheegay in duqeynta ay dhacday shalay subax aroortii hore iyo habeen hore saqdii dhexe.

- Advertisement -

Carruurta dhimatay waxa ay ka soo jeedan hal qoys sida wararka ay sheegayan,waxaana sido kale jira burbur ay duqeynta geystay.

Ma jiro war kasoo baxay dowladda kenya oo ku aadan weerarkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts