HomeWararDhageyso: Degmooyinka Warta Holwadaag iyo Dayniile Oo Ku Baratamay Tartan Aqooneedka Radio...

Dhageyso: Degmooyinka Warta Holwadaag iyo Dayniile Oo Ku Baratamay Tartan Aqooneedka Radio Dalsan Wareegiisa Labaad

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Degmadda deyniile ee gobolka banaadir ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay wareega seddaxaad ee tartan aqooneedka radio dalsan kadib markii caawa ay Ka Adkaadeen tartamayaasha degmadda howlwadaag ee gobolka Banaadir. Degmadda Howlwadaag oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay – 3-dhibcood halka degmadda deyniile oo iyagu guusha raacday ay keensadeen 8-dhibcood. Habeen dambe waxaa baratami doona degmooyinka […]

- Advertisement -

Degmadda deyniile ee gobolka banaadir ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay wareega seddaxaad ee tartan aqooneedka radio dalsan kadib markii caawa ay Ka Adkaadeen tartamayaasha degmadda howlwadaag ee gobolka Banaadir.

Degmadda Howlwadaag oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay – 3-dhibcood halka degmadda deyniile oo iyagu guusha raacday ay keensadeen 8-dhibcood.

- Advertisement -

Habeen dambe waxaa baratami doona degmooyinka Baxdo iyo Shibis.

Latest stories