HomeWararShirka Madasha Wada Tashiga Qaranka oo maanta ka furmaya magaalada Baydhabo

Shirka Madasha Wada Tashiga Qaranka oo maanta ka furmaya magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Shirka Madasha Wada Tashiga Qaranka ayaa maanta oo Arbaca ah waxa lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Shirka waxa ku biiri doona wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Ammaanka magaalada ayaa lagu soo waramayaa in aad loo adkeeyay,waxaana ammaanka sugaya ciidamada midowga Afrika ee AMISOM.

Shirkan ayaa lagu waday inuu furmo 20 bishan balse 2 cisho ayaa dib loo dhigay kadib markii ay cabasho ka timid maamulka Koonfur Galbeed.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories