HomeWararShirka Madasha Wada Tashiga Qaranka oo galabta ka furmaya Baydhabo

Shirka Madasha Wada Tashiga Qaranka oo galabta ka furmaya Baydhabo

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Shirka Madasha Wada Tashiga Qaranka ayaa lagu wadaa inuu galabta ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo. ammaanka ayaa aad loo adkeeyay waxaana la soo sheegayaa in ciidamo badan loo daad gureeyay garoonka diyaaradaha Baydhabo. Shirkan ayaa lagu waday in la […]

- Advertisement -

Shirka Madasha Wada Tashiga Qaranka ayaa lagu wadaa inuu galabta ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo.

- Advertisement -

ammaanka ayaa aad loo adkeeyay waxaana la soo sheegayaa in ciidamo badan loo daad gureeyay garoonka diyaaradaha Baydhabo.

Shirkan ayaa lagu waday in la qabto 20kii bishan balse dib ayaa loo dhigay kadib markii cabasho ay ka timid maamulka Koonfur Galbeed.

Shirkan ayaa ah shirkii ugu dambeeyay ee looga hadlayo sida dalka looga qaban karo doorashada sanadkan.

Latest stories