HomeWararDEG DEG: Ciidamada ammanka oo soo qabtay ninkii dilay Taliyihii Nabad Sugida...

DEG DEG: Ciidamada ammanka oo soo qabtay ninkii dilay Taliyihii Nabad Sugida Shabeelada Dhexe

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ee magaalada Jowhar ayaa gacanta ku soo dhigay ninkii dilay Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya ee gobolka Shabeelada Dhexe Cabdiweli Ibraahim Jumbur iyo dhaawaca ku xigeenkiisa. Ninkan oo aan magaciisa la sheegin waxa laga soo qabtay agagaarka degmada Jowhar oo uu u baxsaday markii uu dilka geystay sida SONNA ay sheegtay. Warar ayaa […]

- Advertisement -

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ee magaalada Jowhar ayaa gacanta ku soo dhigay ninkii dilay Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya ee gobolka Shabeelada Dhexe Cabdiweli Ibraahim Jumbur iyo dhaawaca ku xigeenkiisa.

Ninkan oo aan magaciisa la sheegin waxa laga soo qabtay agagaarka degmada Jowhar oo uu u baxsaday markii uu dilka geystay sida SONNA ay sheegtay.

- Advertisement -

Warar ayaa sheegaya in ninkan uu hore uga soo goostay Al Shabab ka hor inta uusan ku biirin ciidamada Nabad Sugida.

Al Shabab ayaa sheegatay masuuliyada dilka Taliyahii Nabad Sugida Shabeelada Dhexe Cabdiweli Ibraahim Jumbur oo xalay la dilay.

Latest stories