HomeWararRoobab xoogan oo xalay ka da'ay Muqdisho oo sameyn ku yeeshay Dadka...

Roobab xoogan oo xalay ka da’ay Muqdisho oo sameyn ku yeeshay Dadka barakacayaasha

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Roobabka Muqdisho ka da’aya ayaa waxa ay inta badan biya dhigeyn wadooyinka waaweyn iyo kuwa xaafadaha ah, dadka ku nool bartamaha magaalada ayaa la daalaa dhacaya saameynta Xiliga roobka deerta oo muqdisho iyo deegaanada ku xeraan ka da’yay saacadihii aynu kasoo gudubnay Marka laga soo tago Saameyntaa guud oo ay reebeyn daadadkii ka dhashay robabkii […]

- Advertisement -

Roobabka Muqdisho ka da’aya ayaa waxa ay inta badan biya dhigeyn wadooyinka waaweyn iyo kuwa xaafadaha ah, dadka ku nool bartamaha magaalada ayaa la daalaa dhacaya saameynta Xiliga roobka deerta oo muqdisho iyo deegaanada ku xeraan ka da’yay saacadihii aynu kasoo gudubnay

Marka laga soo tago Saameyntaa guud oo ay reebeyn daadadkii ka dhashay robabkii da’ay  ayaa dhinaca kale waxa nolol adag wajahaya dadka  Nolosha hoose  ku jira  ee ku nool xeryaha barakacayaasha ee ku yaala duleedka magaalada Muqdisho

- Advertisement -

Xerada badbaado oo  ku taala dagmada dharkenley ayaa kamid ah meelaha uu roobku saameeyay.

Gudoomiyaha Xeradaas Axmed Maxamed Mahad alle ayaa faah-faahinaya saameynta roobka uu ku yeeshay.

Latest stories