HomeWararXoghayaha NUSOJ oo London kula kulmi doona Suxufiyiinta Soomaalida

Xoghayaha NUSOJ oo London kula kulmi doona Suxufiyiinta Soomaalida

Date:

Related stories

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU),...

Somali Human Rights Body Secures UN Peacebuilding Support

The Chairperson of the Somali National Human Rights Commission,...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Maryan Qaasim oo UN kula wadaagtay xuquuqda aadanaha

Maryan Qaasim oo UN kula wadatay xuquuqda aadanaha Muqdisho, Arbaco,...

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti Muqdisho, 20...

Xoghayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu oo imminka ku sugan magaalada London ayaa lagu wadaa inuu la kulmo suxufiyiinta Soomaalida ah ee halkasi ka howlgala.

Macalimuu ayaa dhawaan London kula kulmay madax ka tirsan dowlada Ingiriiska oo ay ku jiren Julian Reilly agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Britain u qaabilsan Soomaaliya,danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya Harriet Mathews iyo masuuliyiin kale.

Waa dalka labaad oo uu booqdo tan iyo markii xilka loo doortay Maxamed Ibraahim Macalimuu isaga oo hore Kenya u tagay kulamana la qaatay suxufiyiinta Soomaalida ee ku sugan Nairobi.

NUSOJ ayaa sameyneysa isbedel cusub oo ku saabsan xirfada suxufiyiinta Soomaaliyeed oo sanadahii hore lagu dhaliili jiray aqoon yari iyo xirfadooda oo aan dhameystirneyn.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories