HomeWararXisbiga Midnimada iyo Dimuqraadiyada oo beesha Caalamka ugu yeeray iney la socdan...

Xisbiga Midnimada iyo Dimuqraadiyada oo beesha Caalamka ugu yeeray iney la socdan doorashada Soomaaliya

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Gudoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Dimuqraadiyada mudane Salaad Cali Jeele ayaa walaac xoogan ka qaba nidaamka lagu wado iney u dhacdo doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee sanadkan la filayo.

Salaad Cali Jeele ayaa ugu yeeray beesha caalamka in la joogo waqtigii Soomaaliya laga ilaalin lahaa iney dib ugu laabato dagaaladii sokeeyay ee uu dalka soomaray.

Waxa uu ka digay mudane Jeele in nidaam aan sax ahayn lagu qabto doorashooyinka la filayo dhamaadka sanadkan in lagu qabto Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso warbixin arintan ku saabsan,oo uu soo jeedinayo Saleyman Xaaji Axmed Raage.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories