HomeWararRW Soomaaliya oo Kenya ugu yeeray iney dib u dhigto xeritaanka xerada...

RW Soomaaliya oo Kenya ugu yeeray iney dib u dhigto xeritaanka xerada Dhadhaab

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Wargeyska Dailynation ee dalka Kenya ka soo baxa ayaa maanta qoray in ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid cali Sharmaarke uu dowlada Kenya ugu yeeray iney muddo 3 sanno ku darto waqtiga ay xireyso xerada Dhadhaab.

Ra’iisul wasaaraha ayaa u sheegay wargeyska The Washington Post iney doonayan in qaxootiga Soomaalida ay dib u soo laabtan balse ay Kenya ka doonayan in fursad loo siiyo qaxootiga ilaa iyo 2019 iney ku soo laabtan.

Waxa uu sheegay in qaxootiga aan la iska soo celin karin iyaga oo aysan wax kale jirin balse loo baahan yahay wadada lagu soo celiyo.

Mudane Sharmaarke ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay imminka isku dayayso iney Kenya ku qanciso in muddo ku darto waqtiga la xirayo xerooyinka Dhadhaab iyo Kakuma.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa beeniyay in Weerarkii jaamacada Gaarisa laga soo abaabulay xerada Dhadhaab oo ay ku nool yihiin Soomaali ka badan 130 kun oo qof.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories