HomeWararCiidamada Puntland oo dad badan ku xiray magaalada Gaalkacyo

Ciidamada Puntland oo dad badan ku xiray magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Taliyaha ciidamada booliska ee magaalada Gaalkacyo Cali Diini ayaa sheegay in ciidamada ay soo qab qabten dad badan oo dhibaato ku hayay bulshada halkasi ku nool.

Waxa uu sheegay in dadka la xiray ay kamid yihiin,kuwa dadka dhici jiray iyo qaar kale oo gacan ku dhiiglayaal ah.

- Advertisement -

Taliyaha ayaa intaasi ku daray dhamaan dadkasi cadaalada la hor keeni doono,si wax badan amniga loo qabto.

Cali Diini ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iney laamaha amniga gaar ahaan booliska ay la wadagan dhibaatooyinka iyo xogaha ay helan.

Latest stories