HomeWararDEG DEG: Diyaarad Masar laga leeyahay oo si deg deg ugu degtay...

DEG DEG: Diyaarad Masar laga leeyahay oo si deg deg ugu degtay Uzbekistan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Diyaarad nooca rakaabka ah oo Masar laga leeyahay ayaa goor dhaw si deg deg ugu degtay dalka Uzbekistan kadib markii la helay hanjabaad sheegeysa in bam uu ku jiro diyaarada. Ugu yaraan 118 oo rakaab ah iyo 17 shaqaalaha diyaarada ah ayaa saarnaa diyaaradan,waxaana la xaqiijiyay in dhamaantod si nabad gelyo ah looga soo bixiyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarad nooca rakaabka ah oo Masar laga leeyahay ayaa goor dhaw si deg deg ugu degtay dalka Uzbekistan kadib markii la helay hanjabaad sheegeysa in bam uu ku jiro diyaarada.

Ugu yaraan 118 oo rakaab ah iyo 17 shaqaalaha diyaarada ah ayaa saarnaa diyaaradan,waxaana la xaqiijiyay in dhamaantod si nabad gelyo ah looga soo bixiyay diyaarada oo deg deg dhulka u soo degtay.

- Advertisement -

Telefishinka Aljazeera ayaa sheegaya  in saraakiisha dhinaca hawada ee uzbekistan ay xaqiijinayan amniga diyaarada balse rakaabkii diyaarada ay nabad qaban imminka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts