HomeWararCiidamadda Itoobiya iyo kuwa Liyuu Boolis oo ku dhawaad 50-ruux ku dilay...

Ciidamadda Itoobiya iyo kuwa Liyuu Boolis oo ku dhawaad 50-ruux ku dilay Gobolka Togdheer

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.

Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?

Jeexjeexyada maqaarka waa xarriiqo caadi ah oo ka dhalan kara miisaan isbeddel uur, koritaanka jirka ama arrimo hidde-side ah Laakiin maxa sababa, yaase ugu badan mase dhab ahaan waa la daaweyn karaa?

Ciidamadda itoobiya iyo kuwa ismaamulka Soomaalida ee Liyuu Boolis ayaa lagu soo waramayaa in dad gaaraya 43-ruux ay ku dileen tuuladda Jaamac Dubad oo ka tirsan Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland. Ciidamadda itoobiya ayaa laayay dadkaasi soomaalida oo isugu jiray caruur iyo haween kadib markii dabley hubeysan oo aan la aqoonsan heybtooda ay rasaas ku fureen […]

- Advertisement -

Ciidamadda itoobiya iyo kuwa ismaamulka Soomaalida ee Liyuu Boolis ayaa lagu soo waramayaa in dad gaaraya 43-ruux ay ku dileen tuuladda Jaamac Dubad oo ka tirsan Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland.

Ciidamadda itoobiya ayaa laayay dadkaasi soomaalida oo isugu jiray caruur iyo haween kadib markii dabley hubeysan oo aan la aqoonsan heybtooda ay rasaas ku fureen kolonyo ciidamada itoobiya oo halkaasi marayay, sida ay sheegayaan dad goobjoogayaal ah.

- Advertisement -

Xaalada ayaa hadda degan inkastoo dadka deegaanka ay cabasho ka muujinayaan falka ay ku kaceen ciidamadda itoobiyaanka.

 

 

Latest stories