HomeWararWasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo gaaray xerada Dhadhaab

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo gaaray xerada Dhadhaab

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wafdi uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa goor dhaw gaaray xerada Dhadhaab oo ay ku nool yihiin qaxooti badan oo Soomaali ah. Wafdigan ayaa horu dhac u ah booqasho uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku tagi doono xerada Dhadhaab. Waxa wafdiga soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto,iyaga oo kormeeri […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa goor dhaw gaaray xerada Dhadhaab oo ay ku nool yihiin qaxooti badan oo Soomaali ah.

Wafdigan ayaa horu dhac u ah booqasho uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku tagi doono xerada Dhadhaab.

- Advertisement -

Waxa wafdiga soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto,iyaga oo kormeeri doono qeybaha kala duwan ee xerada Dhadhaab.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu isagana isla maanta gaaro xerada Dhadhaab.

Kenya ayaa dhawaan sheegtay iney bisha November xiri doonto xerada Dhadhaab iyada oo ka cabaneysa ammaanka xumo iyo dhaalaheeda oo hoos u dhacay.

Latest stories

No posts to display