HomeWararWariye Sagal Salaad Cusmaan oo lagu aasay Muqdisho

Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo lagu aasay Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Allaha u naxariistee wariye Sagal Salaad Cusmaan oo ay Shalay ku dilen koox hubeysan degmada Hodan ayaa Maanta lagu aasay magaalada Muqdisho. Wariyaha ayaa u shaqeyn jirtay warbaahinta dowlada Soomaaliya waxaana shalay lagu toogtay agagaarka Jaamacada Plasma. Ururka Suxufiyiinta NUSOJ ayaa si kulul u cambaareeyay dilka Wariyaha,Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ah Xoghayaha NUSOJ ayaa ku […]

- Advertisement -

Allaha u naxariistee wariye Sagal Salaad Cusmaan oo ay Shalay ku dilen koox hubeysan degmada Hodan ayaa Maanta lagu aasay magaalada Muqdisho.

Wariyaha ayaa u shaqeyn jirtay warbaahinta dowlada Soomaaliya waxaana shalay lagu toogtay agagaarka Jaamacada Plasma.

- Advertisement -

Ururka Suxufiyiinta NUSOJ ayaa si kulul u cambaareeyay dilka Wariyaha,Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ah Xoghayaha NUSOJ ayaa ku soo qoray bartiisa Twitterka in NUSOJ ay si xoogan u cambaareyneyso dilkasi.

Sido Kale xafiiska QM ee Soomaaliya UNSOM ayaa cambaareeyay dilka Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo shalay lagu dilay Muqdisho.

Latest stories