HomeWararDEG DEG: Sacuudiga oo ku dhawaaqay bisha Barakeysan ee Ramadan

DEG DEG: Sacuudiga oo ku dhawaaqay bisha Barakeysan ee Ramadan

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Gudiga sare ee Garsoorka Sacuudiga ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in berito ay tahay 1 Bisha Ramadan sanadka 1437 kuna beegan 6 June 2016ka. Telefishinka Sacuudiga ee Al Carabiya ayaa xaqiijiyay sido kale in bisha Barakeysan ee Ramadan laga arkay dalka sacuudiga lana xaqiijiyay. Dalka Australia Muslimiinta ku nool waxa ay waqti hore sii […]

- Advertisement -

Gudiga sare ee Garsoorka Sacuudiga ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in berito ay tahay 1 Bisha Ramadan sanadka 1437 kuna beegan 6 June 2016ka.

Telefishinka Sacuudiga ee Al Carabiya ayaa xaqiijiyay sido kale in bisha Barakeysan ee Ramadan laga arkay dalka sacuudiga lana xaqiijiyay.

- Advertisement -

Dalka Australia Muslimiinta ku nool waxa ay waqti hore sii tukaden salaada Taraawiixda iyaga oo bilaabi doona caawa saqda dhexe xiliga Soomaaliya iney sooman maalinta koowaad ee bisha Ramadan maadama ay waqti ahaan ka horeyan Soomaaliya.

In ka badan 1.5 Bilyan oo Muslimiin ah ayaa qayaas ahaan soomi doona caalamka oo dhan sida uu sheegay Telefishinka Al Carabiya.

- Advertisement -

Latest stories