HomeWararMadaxweynaha Turkiga oo Muqdisho ka furi doona Safaaradooda ugu weyn ee Afrika

Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho ka furi doona Safaaradooda ugu weyn ee Afrika

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Maanta la filayaa inuu Muqdisho ka furo safaarada ugu weyn ee uu Turkiga ku leeyahay qaarada Afrika. Ammaanka ayaa Maanta aad loo adkeeyay kadib markii Arbacadii qarax iyo weerar xoogan lala beegsaday Hotelka Ambassador ee Muqdisho. Recey Tayyip Erdogan ayaa shalay ku sugnaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya,saakay ayaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Maanta la filayaa inuu Muqdisho ka furo safaarada ugu weyn ee uu Turkiga ku leeyahay qaarada Afrika.

Ammaanka ayaa Maanta aad loo adkeeyay kadib markii Arbacadii qarax iyo weerar xoogan lala beegsaday Hotelka Ambassador ee Muqdisho.

- Advertisement -

Recey Tayyip Erdogan ayaa shalay ku sugnaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya,saakay ayaana la filayaa inuu ka soo dego garoonka Aden Cade ee magaalada Muqdisho.

Wadooyinka waaweyn waxa lagu xiray calamada Soomaaliya iyo Turkiga si loogu soo dhaweeyo Madaxweynaha Turkiga.

Latest stories