HomeWararAmmaanka Muqdisho oo aad loo adkeeyay ka hor booqashada Madaxweynaha Turkiga

Ammaanka Muqdisho oo aad loo adkeeyay ka hor booqashada Madaxweynaha Turkiga

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa Maanta aad loo adkeeyay ka hor inta uusan soo degin madaxweynaha Turkiga oo la filayo inuu soo gaaro caasimada. Ciidamada ammaanka ayaa loo daad gureeyay wadooyinka muhiimka ah,waxaana la xiray isgoysyada waaweyn oo ay gawaarida shacabka isticmaali jiren. Wadada Maka Al Mukarama ayaa kamid ah wadooyink waaweyn ee la xiray si […]

- Advertisement -

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa Maanta aad loo adkeeyay ka hor inta uusan soo degin madaxweynaha Turkiga oo la filayo inuu soo gaaro caasimada.

Ciidamada ammaanka ayaa loo daad gureeyay wadooyinka muhiimka ah,waxaana la xiray isgoysyada waaweyn oo ay gawaarida shacabka isticmaali jiren.

- Advertisement -

Wadada Maka Al Mukarama ayaa kamid ah wadooyink waaweyn ee la xiray si loogu soo galbiyo madaxweyne Racep Tayyip Erdogan.

Waa Booqashadii 3aad ee uu ku yimaado magaalada Muqdisho madaxweynaha Turkiga 5tii sanno ee la soo dhaafay.

Latest stories