HomeWararWasaarada Difaaca dalka Mareykanka oo sheegatay in ay duqeyn ku dileen Abdullahi...

Wasaarada Difaaca dalka Mareykanka oo sheegatay in ay duqeyn ku dileen Abdullahi Haji Da’ud

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qaadeen weeraro ay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan Al Shabab. 27 May, Ciidanka dowlada Mareykanka, ayaa weerar dhinaca cirka ah ku qaaday bartamaha koonfureed ee soomaaliya, halkaasoo ay ku beegsadeen Abdullahi Haji Da’ud, kaasoo ahaa Madaxa Muqaabaraadka Al Shabab. Da’ud, waxaa uu ahaa mid kamid ah Saraakiisha […]

- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qaadeen weeraro ay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan Al Shabab.

27 May, Ciidanka dowlada Mareykanka, ayaa weerar dhinaca cirka ah ku qaaday bartamaha koonfureed ee soomaaliya, halkaasoo ay ku beegsadeen Abdullahi Haji Da’ud, kaasoo ahaa Madaxa Muqaabaraadka Al Shabab.

- Advertisement -

Da’ud, waxaa uu ahaa mid kamid ah Saraakiisha ugu sar sareeysa Al Shabab, kaasoo soo qaban-qabiyay, weeraro ka kala dhacay dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Uganda.

Sidoo kale waxaa uu kasoo shaqeeyay boosas kala duwan ee ah maamulka Al Shabab, waxaa uu mar soo noqday Madixii Amniyaadka Al Shabab, oo u dhigma qeybta sirdoonka iyo ammaanka” Ayaa lagu yiri warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Difaaca dalka Mareykanka.

Sidoo kale waxaa ay wasaaradda Difaaca dalka Mareykanka ay sheegtay in Da’ud, uu sidoo kale masuul uu ka ahaa weeraro badan.

- Advertisement -

“ Waxaan ku kala soonahay in aan Al Shabab aan ka saarnay Sarkaalkaasi, ayaa lagu sheegay warsaxaafadeedka.

Dowladda Mareykanka, ayaa sheegtay in ay sii wada doonaan weeraradda ka dhanka ah Al Shabab, iyagoo kaashanaya Ciidanka Midowga Africa iyo dowladda soomaaliya.

Saraakiilka ka Tirsan Sirdoonka Qaranka Soomaaliya xaqiijiyay Dilka Sarkaalkan,waxa uuna ka mid ahaa saraakiisha  Al-shabaab oo Horey Madaxooda loo duldhigay lacago aad u fara badan.

Latest stories