HomeWararDhageyso:Siyaasi sheegay in weerarka Ambasador uu sameyn karo Doorashada 2016

Dhageyso:Siyaasi sheegay in weerarka Ambasador uu sameyn karo Doorashada 2016

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Siyaasiga Max’ed Max’uud Nuur Caalim oo ku nool Dalka Finland ahna la taliyaha dhinaca arrimaha Soomaaliya ee Dowlada Finland ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Dalsan ku sheegay in weerarka Hotel Ambasador uu yahay mid saameyn xoogan  ku yeelan kara Arrimaha Doorashooyinka ee dalka.

Waxa uu tilmaamay in sanadkaan gudihiisa la filayo in doorasho ay dhacdo lakin hadii Ammaanka uu sidaan yahay aysan doorasho dhici Karin.

Dhinaca kale waxa uu tilmaamay in todobaadkaan sii dhamaanaya la filayo in ay Muqdisho yimadaan Madaxweynaha Turkiga iyo Wasiirka Arimaha Dibada Ingiriiska iyaga oo u baaqan kara sababo ammaan awgeyd.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories