HomeWararDEG DEG: laba Xildhibaan oo ku dhintay Weerarkii caawa

DEG DEG: laba Xildhibaan oo ku dhintay Weerarkii caawa

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in laba xildhibaan oo dowlada ka tirsan iyo ku dhawaad 10 shacab ah iney ku dhinten weerar xoogan oo ay Al Shabab ku qaaden Hotelka Ambassador. Xildhibaanada la dilay ayaa kala Xildhibaan cabdullahi Jaamac Kabaweyne iyo Xildhibaan Maxamed Maxamuud Guure. Dad ka badan 25 qof ayaa sido kale ku dhaawacmay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in laba xildhibaan oo dowlada ka tirsan iyo ku dhawaad 10 shacab ah iney ku dhinten weerar xoogan oo ay Al Shabab ku qaaden Hotelka Ambassador.

Xildhibaanada la dilay ayaa kala Xildhibaan cabdullahi Jaamac Kabaweyne iyo Xildhibaan Maxamed Maxamuud Guure.

- Advertisement -

Dad ka badan 25 qof ayaa sido kale ku dhaawacmay qaraxa iyo weerarka toos ah ee lagu qaaday Ambassador Hotel sida wararka ay sheegayan.

Sido kale Ciidamada ayaa soo badbaadiyay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulaahi,Xildhibaan Maxamedd Cumar iyo Xildhibaan Macloow sida SONNA ay warineyso.

Latest stories

No posts to display