HomeWararBeesha Caalamka oo soo dhaweysay go'aankii madaxweynaha uu ku meel mariyay nidaamka...

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay go’aankii madaxweynaha uu ku meel mariyay nidaamka doorashada

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

War saxafadeed ka soo baxay beesha caalamka gaar ahaan QM,Midowga afrika,Urur goboleedka IGAD,Midowga Yurub,Talyaaniga,Itoobiya,Ingiriiska,Sweden iyo Mareykanka ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii madaxweyne Xasan Sheekh uu Baarlamaanka uga wareejiyay go’aan ka gaaristii doorashada sanadkan. Warkan waxa lagu sheegay in xubnaha beesha caalamka ee Soomaaliya taageera ay si buuxda u soo dhaweynayan una taagerayan talaabadan uu qaatay […]

- Advertisement -

War saxafadeed ka soo baxay beesha caalamka gaar ahaan QM,Midowga afrika,Urur goboleedka IGAD,Midowga Yurub,Talyaaniga,Itoobiya,Ingiriiska,Sweden iyo Mareykanka ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii madaxweyne Xasan Sheekh uu Baarlamaanka uga wareejiyay go’aan ka gaaristii doorashada sanadkan.

Warkan waxa lagu sheegay in xubnaha beesha caalamka ee Soomaaliya taageera ay si buuxda u soo dhaweynayan una taagerayan talaabadan uu qaatay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,waxa sidasi yiri wakiil qaramada midoobay ee Soomaaliya Michael Keating .

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xeer madaxweyne ku meel mariyay nidaamka doorashada ee sanadkan kadib markii ay ku adkaatay baarlamaanka Soomaaliya inuu meel mariyo.

Latest stories