Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.
The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.
Dooda oo ay ka qeybgalen wakiilo ka kala socday maamulka Somaliland iyo dadka deeganadasi ku nool ee diidan gooni isu taagga Somaliland,gaar ahaan gobolada Awdal,Sool,Sanaag iyo degmada Buuhodle. Waxa hadalka u qeybinaya Abuukar Muxudiin Xashara:-
- Advertisement -
Dooda oo ay ka qeybgalen wakiilo ka kala socday maamulka Somaliland iyo dadka deeganadasi ku nool ee diidan gooni isu taagga Somaliland,gaar ahaan gobolada Awdal,Sool,Sanaag iyo degmada Buuhodle.
Waxa hadalka u qeybinaya Abuukar Muxudiin Xashara:-