HomeWararDibad bax balaaran oo ka socda Beledweyne

Dibad bax balaaran oo ka socda Beledweyne

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Dibad bax balaaran ayaa laga soo sheegaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan sida aan ka soo xoginay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA. Dibad baxa ayaa looga soo horjeeda ganacsatada magaalada oo bilaabay iney diidan in wax looga iibsado lacagta shilinka Soomaaliga. Dibad baxa ayaa la sheegay inuu sababay iney xirman qaar kamid ah goobaha […]

- Advertisement -

Dibad bax balaaran ayaa laga soo sheegaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan sida aan ka soo xoginay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA.

Dibad baxa ayaa looga soo horjeeda ganacsatada magaalada oo bilaabay iney diidan in wax looga iibsado lacagta shilinka Soomaaliga.

- Advertisement -

Dibad baxa ayaa la sheegay inuu sababay iney xirman qaar kamid ah goobaha ganacsiga magaalada Beledweyne.

Latest stories