HomeWararCiidamada Komaandosta Soomaaliya oo weeraray Fariisimo Al Shabab ay leeyihiin

Ciidamada Komaandosta Soomaaliya oo weeraray Fariisimo Al Shabab ay leeyihiin

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahan Komaandosta sida gaarka u tababaran ay saakay aroortii weerar xoogan ku qaaden fariisimo Al Shabab ay leeyihiin. Weerarka ayaa ka dhacay deegaanka Garcad ee gobolka Galguduud sida Dalsan uu u sheegay Guddoomiyaha Deeganka Galcad Khadar Maxamuud Cali. Ugu yaraan 15 ka tirsan Al […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahan Komaandosta sida gaarka u tababaran ay saakay aroortii weerar xoogan ku qaaden fariisimo Al Shabab ay leeyihiin.

Weerarka ayaa ka dhacay deegaanka Garcad ee gobolka Galguduud sida Dalsan uu u sheegay Guddoomiyaha Deeganka Galcad Khadar Maxamuud Cali.

- Advertisement -

Ugu yaraan 15 ka tirsan Al Shabab ayay wararka qaar sheegayan in weerarkasi lagu dilay sida gudoomiyaha uu sheegay.

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ayaa habeen hore weerar culus ku qaaday xarun Al Shabab ay ku lahaayen deegaank Tooratoorow ee gobolka Shabeelada Hoose.

Latest stories