HomeWararRa’iisul Wasaaraha oo ka tacsiyadeeyay geerida Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle

Ra’iisul Wasaaraha oo ka tacsiyadeeyay geerida Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.

Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?

Jeexjeexyada maqaarka waa xarriiqo caadi ah oo ka dhalan kara miisaan isbeddel uur, koritaanka jirka ama arrimo hidde-side ah Laakiin maxa sababa, yaase ugu badan mase dhab ahaan waa la daaweyn karaa?

Muqdisho, May 9, 2016——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle, kaasoo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. “Waa geeri naxdin leh, waxaana tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo dhamaamba ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay, waxaana leeyahay Alle ha naga wada Samir siiyo” ayuu yiri Ra’iisul […]

- Advertisement -

Muqdisho, May 9, 2016——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle, kaasoo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

“Waa geeri naxdin leh, waxaana tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo dhamaamba ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay, waxaana leeyahay Alle ha naga wada Samir siiyo” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha isaga oo xusay in Ugaaska uu ku yaqaanay nabadoon-nimo, daacad-nimo iyo Alle ka cabsi.

- Advertisement -

“Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle wuxuu ahaa shaqsi qeyb weyn ka soo qaatay nabadeynta iyo arrimaha dhaqanka, waxaana lagu xasuusan doonaa dadaalkiisii raadinta nabadda iyo xalinta khilaafaadka” ayuu mar kale yiri Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharmarke.

—-DHAMAAD—

Prime Minister’s Media Office 
Mogadishu, Somalia 
media.opm@gmail.com 
Twitter: @SomaliPM

Latest stories