HomeWararBandhiga Carwada Buugaagta Muqdisho oo la shaaciyay waqtiga la qaban doono

Bandhiga Carwada Buugaagta Muqdisho oo la shaaciyay waqtiga la qaban doono

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Carwada buugaagta ee Muqdisho oo aay dad badan weli sugayan ayaa caawa la shaaciyay waqtiga lagu qaban doono magaalada Muqdisho. Barta Twitterka ee Mogadishu Book Fair ayaa lagu sheegay in Carwada la qaban doono 17,18 iyo 19 bisha August ee sanadkan. It’s official! #MIBF2016 will be held on 17,18,19 of August. Carwada Buuggaagta ee Muqdisho […]

- Advertisement -

Carwada buugaagta ee Muqdisho oo aay dad badan weli sugayan ayaa caawa la shaaciyay waqtiga lagu qaban doono magaalada Muqdisho.

Barta Twitterka ee Mogadishu Book Fair ayaa lagu sheegay in Carwada la qaban doono 17,18 iyo 19 bisha August ee sanadkan.

- Advertisement -

Carwada buugaagta Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxa sanadkii hore lagu qabtay magaalada Muqdisho iyada oo ay ka soo qeybgalen dad badan oo Soomaali ah oo ka kala yimid dalka oo dhan iyo dalalka dibbada.

Latest stories