HomeWararHey'adda MSF oo Kenya ka codsatay iney dib u eegto go'aanka xiritaanka...

Hey’adda MSF oo Kenya ka codsatay iney dib u eegto go’aanka xiritaanka Xeryaha Qaxootiga

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Hey’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa dowlada Kenya ka codsatay in dib ay u eegto warsaxafadeedka ay ku sheegtay iney xireyso xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma. MSF ayaa qoraal ay ku soo qortay barteeda Twitterka ku sheegtay in tani ay qatar ku tahay nolosha kumanaan kun oo qof. We urge #Kenya to […]

- Advertisement -

Hey’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa dowlada Kenya ka codsatay in dib ay u eegto warsaxafadeedka ay ku sheegtay iney xireyso xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma.

MSF ayaa qoraal ay ku soo qortay barteeda Twitterka ku sheegtay in tani ay qatar ku tahay nolosha kumanaan kun oo qof.

- Advertisement -

Kenya ayaa shalay shaacisay iney xireyso xeryaha qaxootiga iyada oo sababta ku sheegtay dhibaatooyin dhinaca Amniga,Dhaqaalaha iyo deegaanka oo kaga yimid Al Shabab.

In ka badan 600 oo kun oo qaxooti ah ayaa ku noolaa xeryaha muddo ka badan 20 sanno,kuwaas oo badankooda ka tagay Soomaaliya.

Latest stories