HomeWararAl Shabab oo weerartay guriga Madaxa Mashaariicda Baardheere

Al Shabab oo weerartay guriga Madaxa Mashaariicda Baardheere

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu yaraan dagaal xoogan oo qaatay muddo ka badan 1 saac ayaa xalay ka dhacay degmada Baardheere kadib markii Al Shabab ay weeraren guriga madaxa mashariicda degmada Maxamed Xuseen (Ganey). Wax khasaare ah weli lama soo sheegin sida wararka qaar ay sheegayan basle ilaalada guriga Sarkaalkasi ayaa iska caabin kala hortagay Al Shabaabkii weerar soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan dagaal xoogan oo qaatay muddo ka badan 1 saac ayaa xalay ka dhacay degmada Baardheere kadib markii Al Shabab ay weeraren guriga madaxa mashariicda degmada Maxamed Xuseen (Ganey).

Wax khasaare ah weli lama soo sheegin sida wararka qaar ay sheegayan basle ilaalada guriga Sarkaalkasi ayaa iska caabin kala hortagay Al Shabaabkii weerar soo qaaday.

- Advertisement -

Xaalada saakay waa ay degan tahay sida wararka aynu ku heleyno,Al Shabab ayaa marwaliba weerarta xarumaha iyo guryaha saraakiisha dowlada iyo kuwa AMISOM.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts